Zakariye Abdullahi Ali
Zakariye Abdullahi Ali
  • Видео 316
  • Просмотров 9 684 144
5 ADEEG QURBAJOOGTA LOO QABAN KARO XAGAAGA - 5 Service Business ideas
Ganacsigu waa labo Service adeeg ama Product Badeecad. Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagaya fasaxa Xagaaga lagu jiro 5 adeeg oo qurbajoogta soo laabanaysa Ganacsi ahaan loo qaban karo.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 zakariyecaawiye
📖 SakariyeCaawiye
🐦 zakariyecaawiye
💛 www.snapchat.com/zaki-sool
Просмотров: 8 289

Видео

5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
Просмотров 18 тыс.День назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 Mashiin oo cunnada lagu sameeyo laguna shaqaysan karo lacag kugu kordhin kara. 🌍 zakariye.com/balan/ ☎️ Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
3 GANACSI OO MACAAMIIL LEH 2024 - 3 Business ideas You can start
Просмотров 16 тыс.14 дней назад
Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagaya Fikrad 3 Ganacsi oo qaybo kala duwan ah Suuqa Soo alisa maacmiil badan ku leh baahi na loo qabo. Daawasho wacan Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
QUDAARTA AAN LASOO DEGNAY WAXAY GAADHAY 187 MILLION DOOLAR SANADKII 2022
Просмотров 10 тыс.21 день назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya noocyada Qudaarta aan soo dhoofsano ama lasoo dejiyo iyo dhaqalaha ku baxa. Sidoo kale waxaan warbixinta idinkula wadaagaya dhulka beerashada ku haboon aynu haysano. Dawasho wacan. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye...
WELIGAA HA IS DHIIBIN CAQABAD-KASTA KU HAYSATA! Daawo Qisada ninkan
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qiso Cajiib nin Jidhka oo dhan Naafo ah ka oo kaliya madaxu ha shaqaynayo hadana Noqday Qoraa Jaamici Lawyer iyo waxyaabo kaloo badan. Ninkan dhamaan caqabadaha haystay waa la gudbay ismana dhiibin waana mid tusaale u ah bulshadeena badi oo caqabadaha xalin fursado badana ku dhaafaan!
DAAWO QIIMAHA XOOLAHA CIIDA CARAFO SACUUDIGA LA SIINAYO 😱
Просмотров 20 тыс.Месяц назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya adhi laga dhoofiyay Berbera iyo Guud ahaan xoolaha Soomaalida qiimaha lagu kala gadanayo Ciidul adxaha ama Carafada Xajka! Waa fursad guud ahaan Ganacsiga xoolaha oo markasta inoo furan iyo qaabka uga faaidaysan karno. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye Sakariy...
BEERAHA CASRIGA EE HYDROPONIC-GA invest in Hydroponic farming
Просмотров 12 тыс.Месяц назад
Muuqaalkan waxaan warbixin idiinka siinayaa Hab aad Guryihiina ama dhul kooban wax ugu beeran kartaan idinkoo ciid u baahnayn biyo yar na isticmaalaya. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
Просмотров 21 тыс.Месяц назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Mashruuc oo Suuqa Soomaalida lacag fiican ku leh caqabado kajiraan balse fursad Dhaqaale oo fiicana leh. Daawasho wacan Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
GREENHOUSE LABO IPHONE KA QIIMO JABAN 600 GEED QAADA
Просмотров 22 тыс.2 месяца назад
Muuqaalkan waxaynu ku sharixi doonaa mashruuc Greenhouse 8x15 cabirkiisu yahay oo 7.5 Ton oo Qudaar ah soo saari kara. Mashaariicda Guri-Beereed waa kuwa ugu qiimo jaban dhaqaale badana usoo celin kara! Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat...
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
Просмотров 24 тыс.2 месяца назад
Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
Просмотров 14 тыс.2 месяца назад
5 Qalab oo lagu bilaabi karo wershad dhowr kun oo Saambuus maalintii lagu soo saari karo waana fursad magaalooyin badan ka banaan. Balan Ganacsi lifaaqan ka qabso zakariye.com/balan/ In this I talk about how to start a Samosa business that produces over 2000 samosas and above daily. I cover 5 machines that you can start with. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social...
FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS
Просмотров 21 тыс.2 месяца назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya badeecadaha Cheese ta iyo Yogurt oo dalka dibadiisa laga keeno qaabkii dalkeena looga hirgelin lahaa 2 Kiilo Cheese 50 Doolar waa ka badantahay dalka gudihiisa qaabkan u bilow mashruucan. In this video I share how start a cheese making business which has big opportunity in the Somali market. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Soci...
5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness
Просмотров 26 тыс.3 месяца назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada aduunka hada u maalgashanayaan faa’ido badana laga helo. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 ...
GURIGAAGA USOO IIBSO OO CAAFIMAADKA KAGA WARQAB + FURSAD BANAAN
Просмотров 13 тыс.3 месяца назад
Halkan waxaan idinkula wadaagaya product caafimaadka waxtar badan u leh waa shaybaadh guri Self testing kit qofka iyo qoyskuba isku baadhi karaan waana adeeg badi dalka aan laga helin. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA! Best Somali Investment
Просмотров 92 тыс.3 месяца назад
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa fursada maalgashi ugu wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed lacag ka heli karaan Suuq dibada ahna leh. Fursadan ayaa la dhabarta dhaqaale ee dalkeena sidoo kale waxaan idinkula wadagaya Qalab kuu sahlaya inaad guul fiican ka gaadhaan mashruucan. In this video I share the best Somali investment opportunity which is the Livestock export an industry that accounts...
6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles
Просмотров 22 тыс.3 месяца назад
6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles
QALAB QIIMO JABAN OO YOUTUBE LAGU BILAABI KARO!
Просмотров 8 тыс.4 месяца назад
QALAB QIIMO JABAN OO RUclips LAGU BILAABI KARO!
FURSAD GANACSI OO 2024 BANAAN
Просмотров 16 тыс.4 месяца назад
FURSAD GANACSI OO 2024 BANAAN
Qiimo Jaban Ku Bilow Ganacsigan
Просмотров 11 тыс.4 месяца назад
Qiimo Jaban Ku Bilow Ganacsigan
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
Просмотров 23 тыс.4 месяца назад
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
GANACSIGA DHARKA CIIDKA 2024
Просмотров 7 тыс.5 месяцев назад
GANACSIGA DHARKA CIIDKA 2024
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
Просмотров 37 тыс.5 месяцев назад
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
4 QODOB OO LAGAGA BADBAADI KARO TUUGADA TRADEBOT AMA TRADEMAIN OO KALE
Просмотров 6 тыс.5 месяцев назад
4 QODOB OO LAGAGA BADBAADI KARO TUUGADA TRADEBOT AMA TRADEMAIN OO KALE
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
Просмотров 31 тыс.5 месяцев назад
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
GANACSI MAGAALOOYIN BADAN KA BANAAN 2024
Просмотров 14 тыс.5 месяцев назад
GANACSI MAGAALOOYIN BADAN KA BANAAN 2024
FURSAD GANACSI WARSHADA BUSKUDKA
Просмотров 15 тыс.5 месяцев назад
FURSAD GANACSI WARSHADA BUSKUDKA
CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!
Просмотров 17 тыс.6 месяцев назад
CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!
GANACSIYADA AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!
Просмотров 13 тыс.6 месяцев назад
GANACSIYADA AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!
FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID
Просмотров 19 тыс.6 месяцев назад
FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
Просмотров 22 тыс.6 месяцев назад
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO

Комментарии

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 3 часа назад

    Mahadsanid wll

  • @hindahajimuse7909
    @hindahajimuse7909 12 часов назад

    Sakariye Allah hakuu barakeeyo cafeteric ayan furtay talo ayan kaaga baahnahay wll

  • @Ismangulleh2209
    @Ismangulleh2209 13 часов назад

    Thanks 😊 🫂

  • @hafsayuusuf4183
    @hafsayuusuf4183 День назад

    thanks abowe dad badan wxaa u iftiimisay fursad shaqo

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n День назад

    Wa caleykum salaam wa raxmatu laahi wa barakaatahu waa arin wanaagsan hadii ay samayso dowlada soomaaliya ururka suuq gaynta xoolaha soomaaliyeed ururkaas oo u adeegaya ganacsatada soomaaliyeed iskuna xiraya kana shaqaynaya wanaajinta sumcada xoolaha soomaaliyeed sababtoo ah waxaa jira ganacsato kale oo carabaha u iibgaysa xoolahooda oo cadow ku ah xoolaha soomaaliyeed oo ka qoray waxyaalo aan run ahayn sida (hacunin ariga barbariga sababtoo ah wuxuu cunaa cayayaanka)iwm taasna waa been inshaa alaah ariga soomaalida hada waa midka ugu wanaagsan caalamka sababtoo ah dhir wanaagsan ayuu cunaa Maashaa alaah irbadana lama duro heermoono ah alxamdu lilaah wa bilaahi towfiiq sidaas oo kalena waa in urur loo sameeyo beeyada iyo muuska ama mooska iyo balbeelmada iyo cambaha iyo qasabka iyo malabka iyo subaga iyo caanaha geela iyo saytuunka iyo canuuniga iyo isbaan dhayska iyo suufka balcad iyo kaluunka ama malayga iwm waxyaalahaas oo dhan waxay u baahan yihiin in si laga baaraan dagay loo iib geeyo si loo garab istaago ganacsatada soomaaliyeed loona badbaadiyo si uu u ahaado ganac sigooda mid barbaara oo horay u socda wa laahu mustacaan

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 День назад

    Dadka soomaali ma aadaan dalkooda ,waa wax yar oo la tinkaro.waxaad ku dhiri galisaa in ay dalkooda aadaan.makii la hello dad badan oo dalkooda u socda ayaa shaqada bilaaban kartaa.dadku weli kuma kalsoona baqashada dalkooda ,cabsi ayaa ku jirta.waxey leeyihiin la iskuma haleen karo dalkeena. Maamul xumo iyo shabaab ayaa isu kaashaday . Xageen soo aadnaa. Maxey idin latahay?

  • @josephcarl3164
    @josephcarl3164 День назад

    Thanks wll shaqo fiican aya no qabatay

  • @SafaKhadar-ec1gw
    @SafaKhadar-ec1gw День назад

    Qaar badan baa berbera ka xanaaqaya 😂😂😂😂😂

  • @AADAgri
    @AADAgri 2 дня назад

    facebook.com/share/p/emBQCNxx9Gis28FW/?mibextid=qi2Omg

  • @SheikhIbrahin
    @SheikhIbrahin 2 дня назад

    Somaliya malaha helaa

  • @SheikhIbrahin
    @SheikhIbrahin 2 дня назад

    Waa imisa

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 2 дня назад

    Usdaat mahadsanid جزاك الله خيرًا

  • @KhadarMiskiin
    @KhadarMiskiin 2 дня назад

    Qiimaha waa 5 doolar

  • @HibiCumar-l7h
    @HibiCumar-l7h 2 дня назад

    Asc wll qiimaha soosheeg

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 дня назад

    “Asalaamu Calaykum “ Zakariye, walaal Aad baad ugu mahadsantahay sida daacadnimada leh eed oogu faaiidaysay walaaladaada Jecel ganacsiga.

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 2 дня назад

    Wa run turkida iyo Syrian ka ayaa ad u isticmala oo ku ganacsada anaa burkaa yaryar ka cunay Ankara turkey 🇹🇷

  • @user-dx2em6ht2n
    @user-dx2em6ht2n 3 дня назад

    Masha allah

  • @saadaqcabdisalaam2671
    @saadaqcabdisalaam2671 3 дня назад

    Baradho 1.25 dolar Basal 0.75

  • @musfeaxmed
    @musfeaxmed 3 дня назад

    thankz ustaad

  • @user-qs5lt5ze1n
    @user-qs5lt5ze1n 3 дня назад

    Asc walalkey koronto miyaa ama soolar

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 дня назад

    Meeshu waa Soomaaliya sharci kama jiro Gaari aad dad ka kiraysay wax walba ayaa lagu sameyn kara Hadii uu gacanta u galo

  • @yahyeabdi1374
    @yahyeabdi1374 3 дня назад

    Thanks ❤👍

  • @yahyeabdi1374
    @yahyeabdi1374 3 дня назад

    $5

  • @hananm7701
    @hananm7701 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaletabdi7
    @kaletabdi7 3 дня назад

    Summer services for Diaspora ------------------____------------------------- 1. Car rental in Airport 2. Accommodation ( meesha la dagi lahaa) Like Apartments and ect. 3. Tourism(dalxiis gaynta) Like parks , beachs, hills, and Rural areas 4. Food delivery ( Qaadista cuntada la soo dalbado) 5. Laundry services (dhar dhaqista) By khaled Abdi

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 3 дня назад

    Maashaa allaah ilaahey hakudarajeeyo Jazaakillaah

  • @user-lf6hp5hz5x
    @user-lf6hp5hz5x 4 дня назад

    Asc zakariya maashaa allaah Jazaakallaah walaal

  • @kobcintagaraadka9812
    @kobcintagaraadka9812 4 дня назад

    Mesha lakala soconayo magaca noso qor

  • @shuaybyousufabdullahi3734
    @shuaybyousufabdullahi3734 4 дня назад

    kooris kasta laga mehelayo ,teeda kale meel kale ayu ku sii dira iyo trial

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 4 дня назад

    Ma aqaan walaal wadanka mesha ka tagtay lakin qurba joog wadankan gaari kuma wadi karaan o sharci maba jiro. Car insurance majiro, safety ga aad uma fiicna. Kuwa kale wa jiraan lakin wa billow o dad yar ba sameyo.

  • @SalmoSh.MursalShire
    @SalmoSh.MursalShire 4 дня назад

    Konbo 1.2 waaye

  • @Drsaminocabdi
    @Drsaminocabdi 4 дня назад

    Allaah haku xif diyo walaal

  • @ALeo756
    @ALeo756 4 дня назад

    Wlhi intan qof daacada social media ku arkayey ayuu 1 ka yahy Waxa aan in badan is weydiiya qofkan le shopfy ayaan ka dhargy sababta course ka yar ee qofka la barayo lacag uga raadiyaan 😂😂 Mida kale ee aan ku arkey waxey tahy maalin sheeko yar ama website yar ayaa lacag laga sameeya waxa lagu leeyahy website kan maku bara sida lacag looga sameeyo course waa $100 iska bixi war ilahey ka baqa umada ha baadhanina ayaan leeyahy zaki aadbad u mahadsantahy wax walba aan social media ka arko zaki marku ka hadlo kadib unban ka war dona

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 дня назад

    Masha Allah see ku heli karaa

  • @ilhaanyariisey6168
    @ilhaanyariisey6168 4 дня назад

    M.a wlky figrada ganacsi ee gbdhaha rer nairobi oo cusub noso sheeg mahadsanid ❤

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 4 дня назад

    Ustaad mahadsanid in badan Waa Abdi aziz riinjiile oo ku salaamaya

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 5 дней назад

    Alle hakaa abaal mariyo walal, fikiro iyo talooyin aan kala dhicin weeye. Mhdsnd.

  • @abukar6
    @abukar6 5 дней назад

    Manshaa allaah run wa ru

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 дней назад

    Mahadsanid wll Zakariye. Good job ❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 дней назад

    Dad badan oo ka Faa.ideystay Fikradahaga Ayaa jira balse Markaliya Kumay xusin manay odhan Ninkaas baa noo Fa.ideyay.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 дней назад

    Sakariye walal Nin dacada Ayaad Tahay Walahi, wayo waa La.iibiya Fikradaha Adna Bilaash bad dadka Ugu sheegaysa.

  • @abdihassan2953
    @abdihassan2953 5 дней назад

    Mudane wadooyinka ma fiicna insurance ma jiro 90 ama kabadan ma daryeelayaan geaadhida ma kula yahay in ay firad ku haboon wadanka in ay yahay?

    • @Rooblechannel
      @Rooblechannel 2 дня назад

      Wadoyin wawen bay ubarten dadkaas kuwayna waciriri io bajaaj

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedhussein4246
    @mohamedhussein4246 5 дней назад

    Waa Shan adeeg oo runtiii loo baahn yahay wllo